Baashaalka Xalaasha ah Faa’iidadeedu Waa 100%-Xogta Nolosha

Bulsha:- Warbaahinta Ka Faaloota Sirta Nolosha ee Wacdaraha.com waxay maanta kuu haysaa sir Culus oo dhanka Raaxada iyo Baashaalka ah taasi oo ay ka faa’iidayaan dhammaan dadka Xalaasha ku wada nool.

Qabaabkan  Xalaasha ah  Oo Naxariis wadata Galmadaasi waxa aad ka faa’iidaysaa waxyaabahan:-

1- In Jirka iyo maskaxda ay firfircooni galiso

2- Dareemayaashada oo Fudeed ka hela.

3- Madax wareerka Oo kaa ba’a

4- Waswaaska Iyo Shaydaanka ayay kaa raacdeysaa.

5- Waxay xoojisaa aragga, waxayna wanaajisaa wadnaha, kaalmeysaana qashin saarka kilyaha.

6- Dhiiggay cusbooneysiisaa.

7- Waxaa ku bogsada dadka balqanku faraha ba’an ku haayo.,

Hadaba Ha Akhrisan Wacdaraha.com hadii Xalaal aadan ku sameesaneen waxyaabaha aan qarash walba ku bixino oo aan idinku faa’iidayno si xalaashiina aad si wanagsan ula raaxeesataan.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment