Baaq Jaceeyl:Waan Ambaday,Waxaan Dhexmaquuray Moowjadaha Jaceylkaada.

Bulsha:- 1- Maskaxdeyda iyo qalbigeyga waxaa mashquuliyay jaceylkaada , waxa tahay cad ka maqan qalbigeyga , aad ayaan kuu tabay .

2- Erayada qaarkood lama oran weli , dareemaha qaarkood lama muujin balse qof adiga oo kale ah waa ay adag tahay in uu noqdo qof aan la xasuusan .

3- Waan lumay, waxaana la maashooday daadka jaceylkaada , ma aqaan in aan noolaan karo la`aantaada

4- Waxaan doonayaa in aan dareemo gacmahaaga , waxaan dareemayaa in aan ahay ogoon haddii aadan ila joogin , ma aamini jirin sheekooyinka jaceylka , balse tan iyo intii aan ku bartay waan arkay ,waan ku jeclahay

5- Marka aan ku iraahdo waan ku jecalahay fadlan aamin taasi waa iga dhab, marka aan ku iraaho mar waliba waan ku jeclahay ogoow taasi waxaan ula ujeedaa kaama tagayo waligaa , marka aan ku iraahdo nabad galyo ii balan qaad in aadan ooyin maxaa yeelay maalinta aan arintaas aan ku dhahayo waa maalinta ugu dambeysa ee aan dhimanayo

6- Ogoow qofka sida dhabta ah kuu jecel waligiis kaama tagayo , xittaa haddii ay jiraan kun arin oo u sabab ah arintaas , maxaa yeelay waxa uu soo saaraa hal sabab oo uu ku sii haysto jaceylkaada,








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment