Bulsha:- Waxaa aalaaba la arkaa in raggu amaanaan, kana helaan dumarka gadaal u weyn, ayadoo nin walbaaba hadii la weydiiyo sababta, uusan si saxa uga jawaabi karin, balse uu kuu caddeynayo in ay uun iska wanaagsan tahay haweeneyda dabada u weyn, ishuna ay la dhaceyso.
Si kastaba, haba la amaano, ragguna haka daba hutiyaano haweenka gadaal u weyne, ma ogtahay in ay jiraan arrimo dhibaato ku haya haweenka gadaal u weyn, oo sababaya in aysan iyaga qudhoodu ku faraxsaneyn miisaanka gadaal ka saaran, maalin walbana ku abuura cuqdad hor leh.
Hadaba Xiiso Online ayaa kuusoo bandhigeysa 5 dhibaato oo ay qabaan haweenka gadaal u weyn, ayna jeclaan lahaayeen in laga bedelo, anagoo raacineyna sawiro daliil u ah arimahaan, arimahana waxaa fahmi kara oo kali ah haweenka nuucaan ah.
BK Oo UK Iska dhiibay markii Single Maam caan ah guursatay-DAAWO
Marka haweeneyda gadaal u weyni ay meel bulsha badani joogaan is dhahdo ku sateecso, ceebtaan ayey ka dhaxashaa.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment