Bulsha:- sida ay xaqiijiyeen daqaatiirta Caalamiga ayaa sheegay in ay ka jirto dunida dhibaatooyin aad u culus ku wajahan dhalinyarta taas ay keeneyso guur la”anta,
hadaba dhibaatoyinka wxa ugu muhimsan amaba uga xanuunka bada in ay dhalinyaradu ay is ticmalan amaba isaga saaraan Biyaha ama shahwada Gacantooda taaso ay u keeni karto xanun kala duban kana mid ah,
in shaqsiga ay go.aan amaba yaradaan xidadada keena shahwada amaba dibada u soo saara,
in xubinta taranka ay noqoto mid an abood lahayn oo marka maqaar noqoto, gortu gaara 35 sano uu noqonayo mid aan xamili karin galmada oo ka tagaya dareenka,
waxaa kaloo ka mid ah in qofka ku dhaco cudurka la yiraahdo MSI oo ah biyo bax deg deg ah isla markana nagta aya qanci weydo,
kadib halkaa ka dhashay cay amaba afgaado u dhexeysa lamanaha,
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment