Sababta Nasteexa Indho loo furay iyo Jaceyl uu la jiifo Axmed ZAKI-VIDEO

Bulsha:- Fanaanada Codka Macaan ee Nasteexo Indho ayaa Si Layaab leh uga Hadashay Xiriirkii Jaceylka ahaa ee Mudada Dheer Qarsooonaa ee Kala Dhexeeyay Fanaanka Axmed Zaki oo ay isku magaalo kasoo Baxeen.

Fanaanada ayaa Fashilisay Arimo Qarsoodi ahaa ee Kala Dhexeeyay Fanaanka Xamed Zaki taaso in badan oo bulshada Soomaaliyeed ka Qarsoonaa, iyadoo ciil iyo Caro Darteed ka Keentay Arin Lama Filaan ah oo Aan Laga Filaneyn Labada Fanaan Taasoo ay Sabab u Tahay in Arinkaan Kala Tagista ah Fanaanada Idil Barkahd, Hadaba Halkaan Hoose Ka Daawo muuqaalka.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment