Bulsha:- 4 sifo oo si aad ninka aad ku riyoonaysid u heshid ay lagama maarmaan tahay inaad kaga takhallustid.
In ay gabadhu hesho ninka ay ku riyooto amaba ay niyaysato waa arin aan fududayn, waayo ragu badiyaaba waxa ay raadiyaan gabadh dhamaystiran, waxaana jira qaar dumarka kamid ah oo aanay ragu xataa jeclayn inay ka ag dhawaadaan, isla markaana aanay rabin inay nolosha la wadaagaan.
Hadaba waa kuwee noocan ay ragu ka firdhadaan, sifooyinka ay leeyihiin waa qoor nooceeya, hadii aad leedahay sifooyinkan fadlan sida ugu dhakhsaha badan uga takhallus si aad u heshid ninka aad niyaynaysid.
Quruxlayda badawada ah: bilawga hore ayaa ninka waxay ku soo jiidataa quruxdeeda, iyada oo si dagdag ah uu u ogaado inaanay isku fikir ahayn, isla markiiba xiisahii hayay ayaa hoos u dhaca, gabadha noocan ah ayaa awood uma laha in ay si quruxbadan u hadlaan taasi oo u horseedaysa inuu ninku khajilaad dareemo marka ay asaxaabtiisa ka ag hadasho.
Gabadha guurka jecel: noocan dumarka kamid ah ayaa waxa kaliya ay ku fikiraan waa guur uun, marka ugu horaysa ee ay is bartaan labada qof ayaa waxa
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment