Bulsha:- Haweenka qaarkood waxa ay jecel yihiin in kintirka laga kiciyo kor iyo hoos….waliba qaybta .
qaarkoodna dhanka midig ee kintirka waana meesha uga kacsiga badan .
Sidaa darteed waxaa ninka la gudboon in lamaantiisa uu weydiiyo waxa ay doorbideyso gabartana waa in saaxibkeeda u sheegto iyada oo aan ka xishoon ogaaw ragga jaceyl waali ah ayay u soo qaadaan haweeneyda aan raaxada kala xishoon.
Marka ay dhacaan baashaal ciyaareedkaas ayna haweeneyda u bislaatay weerarka ayaa haboon in ninka ku soo salaamo malabyarowgiisa xubinta, waxa ayna haweeneyda sidaas loo sameeyo ay heleysaa gariirka galmada.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment