Bulsha:- Haweeney u dhalatay gobolka Indiana ee Dalka Mareykanka ayaa ka soo kabanaysa toogasho uu u geystay eeygeeda xilli ay ku guuda jirtay ugaarsi, sida u sheegay sarkaal dhanka bey’ada ah.
Alie carter oo 25 jir ah ayaa sabtigii la soo dhaafay waxaa xabbaddaasi ku dhuftay eeygeda iyada oo ugarsaneysa shimbiraha iskugu yimaada gobaha biyaha leh, sida uu sheegay Jonathon Boyd oo ah sarkaal ka shaqeeya xannaanada duur joogta ee Gobolka Indiana.
Haweenaydan ayaa la sheegaya in ay dhulka dhigtaay qorigii ay ku ugaarsanaysay kaddibna uu ku istaagay eeygeeda tasina ay sababtay in xabada ay uga dhacdo lugta, sidasina uu dhawac ku garaay.
Arrinta la yaabka leh ayaa ah in Eeygaasi lagu naanayso keeb oo micnaheedu yahay riishadda qoriga.
Mr Boyd ayaa sheegay in haweeynadani uu dhawaac ka soo gaaray lugta bidix haddana laga soo saraay cisbitaalkii lagu daweynayay.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment