Daawo Sawir aad kaga qoslin doona oo laga sameeyay Soomaalida iyo Facebooga

Bulsha:- Sawirkaani ayaa lagu cabiray Soomaalida iyo dhibta ka heysta isticmaalka aalada Facebook.

Waxaa lagu muujiyay in Soomaalidu ay aad u jeceshahay in qoraal waliba oo ay ku daabacaan Facebook lagu sameeyo Like, waxa uuna yahay xikmada sawirka in dadku aysan jecleen inay ka hadlaan ama ay Like saaran sida Tacsida, balse ay aad u xiiseynayaan waxyaabaha farxada, Siyaasada iyo wixii la halmaala.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment