Fiiro Gaar Ah : Carabkaada Ku Taabo Dhaxananka Sare Ee Afka Goobtaas G-Spot mararka qaar waxa ay soo deysaa dareero maadama ay u dhawdahay kaadi hayska ,waxa ayna dumarka qaarkii u maleyaan kaaditaasi oo keeneysa in ay diidaan in loo dhawaado balse xaqiiqda wax ay tahay waa uun dareero xita malaha wax shiir ah waxa uuna u nugul yahay in uu durbo qalalo .
Sidee Goobtaan G-Spot Ku Heli Karaa Oo Aan Ku Soo Saari Karaa .
Ragga ayaa aamisaneyn in helitaanka bartaas ay tahay mid sahal ah kaliya waxaa ninyahow aan xariifka aheyn lagaaga baahan yahay in aad usii diyaargaroowdo(Marxalada fara ka cayaarka , baashalka ka hor ) maxaa yeelay goobtaas ma soo muuqato in illaa haweeneydu ay ka gaarto kacsi ay la ooyso oo uu afka la qalalo .
Ninyahoow ogaaw goobtaas horay dareenkeeda kama kacayo sida kintirka ee waxa ay u baahan tahay xogaa daqiiqado .
Goobtaan waxa si weyn loogu kiciyaa cadaadis xoogaa dhex dhexdaad ah oo aad ku sameeyso malabyarwoga ama gacanta .
Goorma Ayaan Oganayaa In G-Spot Aan Kululeeyay( Meeshii La Rabay Gaarsiiyay).
G-Spot marka si weyn loo kiciyo waxa uu soo daayaa dheecaano yar markaas ayay gabarta u qaadaneysa in ay u baahan tahay in ay kaadi hayso oo waxa ay ku leedahay waan soo soo xaajoonayaa , waxaana muhiim ah in gabarto ay soo baneyso kaadi hayska ka hor kulanka macan ee sariirta.
_____________________Xafiiska Shabakada mybulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment