Bulsha:- Waa cilmi baaris si weyn loogu qaadaa dhigay arimaha qoyska taasoo diirada lagu saaray Raaxada laga raadsho goobaha ay diinteenu ka mamnuucday Lamaanaha is qaba taasoo ay iminka ku baraarugeen Gaaladii.
Daraasada ayaa sidoo kale lagu tilmaamay in raga 70% ay neceb yihiin Galmada xiliyada kuleylaha ,waxeyna daraasada haweenka caalamka kula dar daarantay in ay yareeyaan dalabka ragooda xilga uu jiro kuleylaha.
Macheal Mrunge oo ah madaxa Hay’adaasi islamarkaana ah xeel dheere ku taqasusay Cilimiga Jinsiyadda ayaa sheegay in waqti dheer ay baaris ku sameyeen ayna ogaadeen in xitaa raga galmada badsada xiliga kuleylaha 60% aysan helin raaxo ku fialan.
Qabiirka ayaa sidoo kale xusay in haweenka ay iska ilaaliyaan galmada faraha badan xiliga kuleylaha taasoo la sheegay in ay keeni karto hoos u dhac ku yimaada dareenka xun.
HALKAAN KA DAAWO MUQAALKAAN

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment