Bulsha:- Ragga badan ayaa gees mara baashaalka lama huraanka ah ee ka horeysa cayaarta sariirta waxa ayna badankooda xoogga saaraan marxalada galmada oo labada xubin in ay durba isku milmaan , waxa ayna ilaawaan baashaalka hore iyo fara kacayaarka ka dambeeysa galmada.
Qorshaha ku darso in haddii uu yar yahay baashaalka ka horeeya galmada tooska ah iyo kan ka dambeeyaa in haweeneyda aysan heleyn dharag ku aadan galmadii aad sameysay ee loo yaqaan gariirka galmada .
Ugu yaraan haweeneyda waxa ay u baahan tahay gacma gacmeyn
gaaraya ilaa 20-daqiiqo oo aad ka xod-xodiso goobaha ugu macaan dareenkeeda waxa ayna taasi ay ku heleysaa macaanka looga dhargo galmada ee gariirka.
Haweeneyda wax raaxo kama heleyso si waliba oo malabyarowga loogu garaaco hadii aan si wacan huradada looga kicin dareemaheeda kacsiga oo aysan la hamaasan kacsi .
Hadaba galmada ka hor sidee haweeneyda dareenkeda kacsi hawada loo gilin karaa.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment