Bulsha:- Muuqaal Qosol badan ayaa waxaa laga duubay gabadh Ciyaar ku waalatay oo qaab Yaab leh uu uga raayay Wiil dhalinyara ah oo ka mid ahaa dadka daawanayay qaab ciyaareedka Gabadh Niiko ku waalatay.
Daawo Jawaab Fiican ayuu siiyay oo uu ka waraabiyay Niikada ay ku waalneed Jawaabta ku fiicneed oo aad kaaga qoslin doonta marka aad daawatid
QOSOL-KAN NALA DAAWO

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment