Bulsha:- Sida aan la socono Kala dheerida marna makala saarto wadnayaal iyo qalbiyaal is daneeya inkastoo lagu qarash gareeynin waqti badan oo aynu u wadaqaadano si wadajir ah , marwalibana waxa aad ku taallaa qalbigayga iyo maskaxdayda oo la’aantaa mashaqeeyo howlna ma qabto adiga un baan ku eegayaa.
Lakin iskuma dhawin maxaa yeelay masaafada inoo dhaxeysa , xitaa meyl ahaan ma iskusoo dhawin balse fariimaheena ayaa taabanaya qalbiyadeena is tabibideenana waxa ay nagu keentaa dhoola cadeyn aan dhamaad laheyn.
Mar walba Waxa aan u fekernaa habeen kasta inta aanan seexan; waxaanu qiyaasnaa in aan isla joogno uuna jirkeenu istaabanayo oo qoortaha aanu iska taabanayno waxaanu u dhacnaa hurdo sidaasi waxa ayna inaga caawisaa in aan hurudno.
Ugu danbeeyntii Dhibmalehan sida aanu u kala dheernahay , qalbiyadeena ayaa israacsan waxa aynu nahay labo ruux oo isaga dhaw carabka iyo ilkaha oo ah labada iskugu dhaw aadmiga.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment