Bulsha:- Bini adamku waxa uu leeyahay Hami ku beerma Nafsadiisa isagoona dadaal badan ku baxsha sidii uu ku kasban lahaa Riyada loo yaqaan ” Riyo Maalmed “.
Hadaba Natiijada Jaceylka waa inaad heshaa Marwo Saalixad ah , Sey kuu Diir naxa, & Awlaad Jaceyl ku dhalata , Naf walbo waxa ay juhdi ku bixisaa sidii ay ku kasban lahyd qof ay ku nagaato.
Natiijada kasoo qaad adigoo helay waxaa haboon inaad u muujiso dhigaaga Jaceylka aad u qabto iyo Dabacsanaanta joogtada aha.
Waxa aan Qormadan gaaban kugu farayaa inaad Lamaankaaga siiso kalsooni ka timaad qalbigaaga si aad u kasbato Natiijada aad uga baahantahay mustaqbalka Danbe

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment