Bulsha:- Kareena Kapoor ayaa sheegtay iney ku faraxsan tahay muuqaalkeeda Filimka soo socda ee ‘Ki and Ka’.
“Aad ayaan ugu faraxsanahay qeybta aan ku leeyahay Filimkan” ayay tiri Kareena.
‘Ki and Ka’ waa Filim jaceyl oo uu la jilayo Aktarka Arjun Kapoor,waxaana ay ku jileysaa naagaha nooca nimankooda ku shaqeysta oo jikada geliya.
Kareena ayaa lagu xusuustaa muuqaaladii ay ku jishay Filimadeedii Refugee iyo 3 Idiots’.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment