Bulsha:- Raga badankooda inta ay san guursan gabadha ay lashekestaan, waxay ka qaadan balamo badan taas oo ku abuurta gabadha iney aaminto oo ay ogolaato ninkaas, dalabkiiisa guurka ah
markii guurka dhaco ayaa waxaa sobaxa waji kale oo ninka, taas o ah in uu balamihi waxba ka oofin waayo,,, kaaga sii daranka yuusan balamihi oofinbee, xumaanto inuu kula dhaqmo gabadhi, si uu balantiisi uu qaaday oo uu kaso bixi wayay uusan uqiran.
Taaas waxay kudhalisaa gabadhii (xaaska noqotay oo suganaysay guri ay kunasato si ay raaliyo wanaagsan ugu noqoto ninkeeda) barakac iyo wareer, isku dhex yaac,, meeel waxay joogta aysan waxba kaqaban karin, ayna kanoqon karin waxna kaoran karin.
Halkaas ayaa waxa kadhalata isfahan daro iyo dulqaadka oo sii laciifaya,, qofkii haweenka ahaa oo dareemaysa in xaq laga galay iyo ninkii oo kuadkaysanaya ani XAASKAYGA ayaa tahay waa inaa amarkayga maqasha hadalna igu so celin( waxa nasiib dara rageeni iney diinta kafahmeen o kaliya dumarku iney raaliyo unoqdaan nimankooda)
Waxaa kalo nasiib daro ah in ragii ay aamineen naagta been hadii losheego iney ogolaanayso oo ay guursanayso markaasno uu runtee kadheeraado oo qofki bili aadanka ahaa been noloshiisa lagu bilabay,,, kalmad qaldan ayaan badana isticmaalna gaar ahan raga somaali taas oo dhahaysa, NAAAG BEEN KUXERO GALI RUNTANA KUDHAQ( subxanallah walaalka muslimka ahow hadii aad mustaqbalkaaga beeen kubilowdo iyo kucaasinta rabi makulatahay inaa zawjadaada ay kunoqonayso raaliyo, haka yaabin xaaran ayna katahay iney kunoqoto, ilaa aad illahay cafis weydiisato aad gabadhana cafis weydiisato si ay kugu cafiso beenta usheegtay.

Fadlan walalaha mustaqbal doonka ah oo raba iney guur farxad leh ay galaan, qofkaa guurka kadamacsantahay runta usheeg, ama hakugu raaco ama hakugu diido Wallahi been aad sheegtay murug mooye farxad inuusan kukeenen.
Inshaa’Allah dad wanagsan iyo dad xunba wey jiraan
dhamaan dumarka somaaliyeed waxaan kulatalinaya ineysan aaminin raga hadalkooda ilaa ay ka arkaan kudhaqankiisa hana lasamro illahay kuwa samra lajirkoooda waaye, {w.c.s} ww,
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment