Holand ayaan joogaa nin fiican baan rabaa

Bulsha:-  Aniga holland ayan joogaa magacaygu waa S. F. C waxan ahay gabar nin xalaal u bahan da'dayda waa 34 qurux daran ma lihi waxan u baahanahay nin run badan daacad ah oo aqoon leh oo wax ibaro diinta,dhib ma laha meel kasta u ku nool yahay waan is guursanaynaa, ninka waa qof aan ka yarayn 30 oo dheer oo dabeecd fican, marka an is fahhno ayan sawiraydad u soodiraa, waxan siinya whatsupkayga, dadka webka Bulsha kumahadsan tihin webka







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment