Bulsha:- Inta badan gabdhaha soomaalida waxay wiilasha ku dhahaan erayo aan munaasib ahayn, balse hadii ay ninka xaaskiisa ku dhahdo way ka macno duwan tahay qaniiska kale ee dhalinta is dhahaan,
Hadii ay xaaskaaga ku dhahdo Qaniis waxaad ogaataa inay ku yar tahay Galmada ama aad adiga wali qancin xaaskaaga, waxaana halis ah in laguu daba maro marka aad aado shaqada ama aad ka dhoofto.
Hadaba xal u raadi oo xaaskaaga si kasta ku qanci, ilaa ay magacaaga ku qarawdo, afkeedana aan laga maqlin qaniis ama wax lamid ah.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment