Sida la ogyahay dadka way kala duwan yihiin dooq ahaan, dad waxay ka helaan gabdhaha buuran dadna waxay jecelyihiin gabdhaha caatada ah, laakin markaan u eegno sida ay u badan yihiin nimanka waxay jecel yihiin naagaha buuran oo gadaal u weyn.
naagta marka ay sidaa tahay nimanka dareenkooda aad bay u soo jiidataa, laakin naagaha caatada ah uma soo jiidan karaan sida kuwa buuran nimanka u soo jiita, xitaa nimanka qaarkooda ma damcaan gabar caato ah, haddii ay arkaan gabar buuran aad bay wax u dareemaan,
laakin gabadha buuran hal ceeb ayay leedahay taasi waxay tahay marka galmo lala samaynayo sida la rabo lama yeeli karo qaababka galmada oo dhan laguma fulin karo laakin gabadha caatada ah si kaste way samayn kartaa waayo way kala baxsantahay wax ku celinayana lama arko
_____________________Xafiiska Shabakada mybulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment