Gabar Guur doon ah

Bulsha:Magaceygu waa Caaliya sharaf ku dalatay Muqdisho dalka Somaliya wxan ahy gabr somaliyeed Guurdon ah waxan u baahany wil wanagsan ahlu qeer ah aan nolasha la wadaago hadaba wxa jiraa shuruudo

1 Wa inuu yahay Qof tukada 5salaad

2 wa inuusan xaasle ahyn

3 da’diisu wa inay tahy 25 jir

4 wa inuu wax ka yaqana jecelka iyo nolasha

5 wa inuu yahay qof xamaasha

hadaba fadlan hdaa tahy qofkaas ila so xiriir ina so comment gareey insha allah

thanks alot






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment