Bulsha:- Waxa uusan shaki ku jirin in Ibta labada naas iyo mantiqada ku
hareersan ee midibkoodu yahay (Pink Iyo Brownka) in ay yihiin goobaha ugu dareenka badan naasaha ,balse waxaa qalad ah in goobahas la kiciyo ka hor inta aan la soo bisleyn jirka intiisa kale .
Iyadoo la eegayo aqoonta ama fanka galmada
waxaa ninyahoow lagaaga baahan yahay in
marka hore aad kiciso dareemaha goobaha
dareenkooda yar yahay kacsi waalida laheyn
markaa ka dib u soo laabo goobaha
dareenkooda xoogan yahay iyadoo taasi ay
keeneyso natiijo wax ku ool ah oo ah in gabarta
gaarto gariirka galmada ama wax loo yaqaan
galmada oo laga dhargo.
Marka koowaad ninka xariifka ah waxa uu
sameeyaa taabasho jilicsan oo uu ku
sameynayo labada naas isaga ku salaaxaya
farihiisa waxaana laga rabaa in uu ka tago oo uu
iska indho tiro labada naasaha.
Waxaa habkaan loo yaqaan ciqaabta loo
baahan yahay
halkaan ka daawo muuqaalka
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment