Dumarow Hadii Aad Qudbo Siro Lagugu Guursado 6 Dhibaato U Diyaar Garow.

Bulsha:- Sida aan horay idin kugu soo gudbinay aqristyaasha sharafta leh maalintii shalay aheed waxaan ka soo hadalnay faaidada laga helo guurka hoose iyo waliba sida looga helo lakiin hada waxaan idin heynaa dhibaatada laga dhaxlo guurka hoose waliba dumar ay ka dhaxlaan.

Mar hadii aad tahay dumar waxaa laga yaba hadii aad gasho guur hoose oo aysan cidina kula ogeyn in ay kugu dhacaan ilaa 6 arimood kuwaas midba mida kale ay ka sii darantay sida aan hoose ku xisidoono insha allah.

Mudooyinkii danbe waxaa aduunka ku soo badanayay guurka hoose gaar ahaan Soomalida oo si waalan arintaan u sameysay maalin walba iyo saacad walba meel kasta oo ay aduunka ka jogaa waa arin cado u ah oo maahan ceebtooda.

Hadii aan nahay warbaahinta Newsmaanta waxaan kula talin laheeyn dumarka in aysan arintaa aysan marnaba sameyn wayo waa arin dhib badan mark la eego 6 arimood ee hoose ku xusan.

  • 1: Koob Waxaad Weyn Dontaa Gabarnimadii ay Kugu Ogayeen Waaridkaa.
  • 2: Waxaad Weyn Dontaa Kalsoonidii ay Kugu Qabeen Waaaridkaa.
  • 3: Hadii aad Uur yeelato Waxaad La Kulmidontaa Dhibaato Adiga ku Gaar ah.
  • 4: Mushtamaca ayaad ka Dhex Bixi Doontaa Ceeb Daradeed.
  • 5: Walaca Dumarka ku Dhaca ayaad ku kali Noqon Doontaa.
  • 6: Hadhow Markaad Dhasho Waxaa Dhici Karta in aad ku Dhibatooto Korinta Ilmahas.









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment