Daraasad : Haweenka Ciyaarta Sariirta Iyo Cunada Yaa U Muhiimsan ?

Bulsha:- Haweenka ayaa in badan oo waqtigooda ah ku qarash gareeya ka fikirida galmada marka loo barbar dhigo cuntada iyaga oo in ku dhawaad 10 jeer maalinti kafekera ,Iyaga oo niyad dheer oo furfuran ugala .

Warbixin ayaa baaritaan kan lagu in haween badan uu miisaankoodu hoos u dhacay sababta ayaa lagu sheegay in ay cuntada ku dul fekeraan iyaga oo maskadoodu kumaqan tahay ciyaar sariireedka.

Cilmi baaristan ayaa lagu sii qeexay in ay cunta ay waqti ay cunida u helaan oo kaliya waqti ka gedisan kan normalka ama caadiga ee sedexda waqti ah.

Dhaqaatiirta ayaa digniin kasoo saaray in ay ku adkaato waqtiyada loogu tala galay in lacunteeyo sida quraacda , qadada iyo cashada , haweenka ayaa u arka in ay heystaan xilliga ugu wacan oo ay qorsheysteen cunitaanka u jadwaleysan ee caafimaadka.









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment