Bulsha:- Dhawaanahaan danbe waxaa soo badanaayo is fahan darada qoosaska dhisan qaar kood ku imanaayo taasi oo mararka qaar sababta in furin deg deg ah ku yimaado qoos shalay ladhisay ayaad arkeysaa oo muda yar kadib kala tagay ama dagaal uu ku yimid wax yaabaha ugu wacan ayaa waxay ka mid yahin sidaan
Balwadda lamanaha is qaba mid ka mid isticmaalo Balwada
In lakala fogaado oo laba meel ay ku kala noolaadan qoysaska
Faragalin ku timaada lamaanaha dhankasataba ha ahaatee
Dhibaato dhaqaale oo soo wajaha qoyska
Dabeecada oo lagu kala duwanaado
Dhaqanka oo lagu kal duwanaado
Arimaha lamaana yaasha is qaba mid kooda uu soo food saaro ama ay soo food saarto oo lakala qarsado ama aysan isku sheegin waxa jira ee dhabta ah ee xiligaas is badal ah intaas waa wax yaabha inta badan keeni karaayo in qos kaas uu fashilmo mise bur bur qasaaro fara badan u geesta ku yimaado waa qasab marka qof walba oo aan dooneyn gurigiisa ugu horeeya ee muda badan uu ku faraayay mise ay ku fakseesay oo xiligaas qofka nasiib u yeeshay in qos uu yeesho ay u suurta gashay waa in la iska ilaaliyaa qodoba daas iyo kuwa kale ee keeni kara in dhib uu u geesto qoska dhisan.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom

Blogger Comment
Facebook Comment