Daraasaad la sameeyaya ayaa lagu ogaadi ini Timaha ka soo baxo hoos markay bataan kacsiga dhib u keenaan

Bulsha:-  Timaha hoose marka ay bataan waxay yareeyaan kacsiga nimanka iyo naagahaba, sida la sheegay waxaa habboon shuunka in layska xiiro, marka meesha la xiiro waxay yeelanaysaa dareen oo saamayn kara kacsiga, xiiritaanka ayaa ka fiican jaritaanka, laakin marka ay timaha hoose aad u bataan meesha waxay noqonaysaa meel qurmuun oo ur leh, siiba haweenka








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment