Bulsha:- Madaxweynahii hore ee Kenya Moi Kibaki ayaa intii uu talada dalka hayay waxaa qabsatay Arin cajiib ah kadib markii ay ka Masayrtay Naagtiisa Lucy Kibaki waxuuna arintaasi u qabtay Shir Saxaafadeed uu ku cadaynayo inaysan jirin naag kale oo uu guursaday amaba qabo.
HALKAN KADAAWO VIDEO QOSOL BADAN
Kibaki ayaa waxuu yidhi markii uu hadalka bilaabay “Waad Ogtahiin, Anna waan Ogahay, Qofwalbana wuu Ogyahay inaan 1 Xaas qabo, ruuxwalba oo Kenyan ahna wuu ka warqabaa Arintaasi”.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment