Bulsha:- Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa wuxuu soo bandhigay Sawir Muujinaya Madaxwayne Xasan sheekh Iyo madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya qaarkood oo loo dhigayo Af-ka Xabashiga.
Madaxwayne Xasan sheekh ayaa sawirka Lagu muujiyay Damaciisa ku aadan inuu mar kale noqdo madaxwaynaha Soomaaliya “Afka Xabashiga hadaan Barto, Waxaan qaban doonaa Doorasho aan ku noqdo Madaxwaynaha 2016-ka ilaa 20120”
Sidoo kale Gen Gabre oo la sheegay inuu talada Soomaaliya door wayn ku leeyahay ayaa dhankiisa Sawirka Lagu muujiyey Isagoo leh “XASAN afka Baro, Weligaa waad ku fadhin doontaa Kursiga” Ugu danbayntii maamul Goboleedyada meesha ku kulansan ayaa dhankooda ah Arday wanaagsan.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment