Daawo Nin iska riday 181 kg iyo sida ay xaaladiisa tahay

Bulsha:- 28 jirkaan ayaa noqday nin lala yaabay oo judi badan geliyay badbaadinta caafimaadkiisa iyo tan jirkiisa, kadib markii uu iska riday 181 iyo bar kg.

Jesse Shand ayaa miisaankiisa hore u ahaa 317 kg, waxaana hadda uu la dibaatoonayaa maqaarka jirkiisa oo noqday mid dabcay oo miinoobay, waxaana uu bilaabay olole qaliin heer caalami ah looga jarayo, isagoo boggaga internet-ka soo dhigay muuqaaladiisa si uu qof walba oo aragta ugu helo taageero suuragalin kara qaliin lagu sameeyo.
Qof walba oo cayilan ayuu sheegay in aysan ka walwalin, balse ay ka fikirto sidii ay u dhimi laheyd miisaankiisa sida uu u fakiray si la mid ah.













_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment