Daawo Ra,iisal Wasaarihii Hore Ee Somaliya Farmaajo Oo Ka Hadlay Arimo Badan Oo Qarsoonaa(VIDEO)

Bulsha:- Ra,iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay waxaa uu ka shifay sir culus oo ku saabsan sida ay masuuliyiinta dowlada ay ugu tagrifalaan lacagta shacabka Soomaaliyeed asagoona ka sheekeeyey qiso la yaab leh oo qabsatey xilligii uu xafiiska joogay oo uu ahaa ra’iisul wasaaraha dalka Soomaaliya.



Halkaan Hoose ka Daawo






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment