Daawo Muuqaal leh: Ex Xildhibaanad SOMALI AH oo la sheegay in ay ka baxday Diinta islaamka.

Bulsha:- Narsa C/salaan oo ka mid ahaan jirtay Xildhibaanadii hore ee Soomaaliya hadana ku nool Qurbaha ayaa Muuqaal Yaab leh oo ay soo duubtay soo dhigtay barta Muuqaalada ee YOU-TUBE-ka iyadoo sheegeysa War Naxdin & Argagax leh.

Ex-Xildhibaanad Nasra C/salaan ayaa sheegtay Xili lagu marti-qaaday Xaflad ay qarisay halka ay ka dhacday in la Daroogeeyay islamarkaana laga duubay Muuqaal iyadoo sheegeysa in ay ka baxday Diinta islaamka.

Mudo Xanuun haayay & Muuqaalkaas oo laga faafiyay kadib ayeey Ogaal Yeelatay waxaana ay Umada Soomaaliyeed ugu sheekeeysay sida ay Wax u dhaceyn iyadoona Xustay in ay tahay Qof heesta diinta islaamka.


Halkaan Hoose ka Daawo





_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment