Daawo:- Habeenkii Aqal galka ugu horeysay gabadha oo diyaar u ah dagaalka sariir ayuu ninkii ku mashquulsan yahay shaqo yaab..

Bulsha:- Qiso layaab aleh ayaa waxay dhaxmartay nin iyo naagtiisa kuwaas oo ahaa aroos habeenkii ugu horeyay ayaa waxaay ku aqal galayeen meel loo dalxiis taga waxaa dhacdey ninka xaaskiisa ayaa waxaa isku soo diyaarisay galmada oo waxay soo xeraday dhar qafiif ah oo dareenka kicinaya .

Gabadhii ayaa waxay bilowday inay ninkeeda oo ku mashquulsan laptop kaas oo ka shaqaynaya howshii xafiiska.

marka wayay waxay bilowday inaay salaax iyo dhunkasho ku bilowda aleenba ninka wax maba dareemayo howshiisa lee ayaa u cad.

gabadha habeenkii ugu horeysay iyo waxii ay filanaysay ama qorshaheedu ahaa waay gabtay.

gabadhii wax ay samaysay ayay inta garan waysay ay iska jiifatay barta socialka ayaa waxaa la soo dhigay sawarada gabadha.



Fg. fadlan ilaali xuquuqda habeenka ee ay kuugu leeyahiin waxaad usoo guursatay ma ahan  in ay kuu camirta guriga kaliya waxay leedahay Dareen.

Hoos ka Daawo.











_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment