Daawo: Dagaalkii Indhashareerleyda oo meel xun maraya Iyo Gabadh u jawaabaysa Gabadh kale.

Bulsha:- Waxaa maalmahan qabsaday Baraha ay Bulshadu ku wada xidhiidho ee Social Media ha Clipyo dagaal iyo Aflagaado ah oo ay soo gudbinayaan dad Dumar u badan kadib markii ay Somaliland Xabsiga Magaalada Hargaysa u taxaabtay Fanaaniin maalintii Ciidda ahayd Show kusoo dhigay Magaalada Muqdisho.

Hadaba halkan hoose ka Daawo Dagaalkii Indhashareerleyda oo meel xun maraya Iyo Gabadh u jawaabaysa Gabadh kale oo sheegtay inay soo Cayday Fanaanada lagu magacaabo Farhiya Kabayare.


hoos ka daawo






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment