DAAWO: Cabdi Good Abees Iyo Fananka Aar Manta Oo Hees Qaraami Ah Ka Qaaday Somali Week Festival 2015.

Bulsha:- cabdi good abees oo lagu yaqaanay in uu dib uu raac ku sameeyo Heesaha aay qadaay fanaaninta soomaaliyeed ayaa hees aad uu macaan ka qaaday bandhig faneedkii Somali Week Festival 2015.

Cabdi good ayaa hees si wadajir ah uu wada qaadeyn fananka aar manta hees uu ay horay uu wada qadeyn Nageeye Iyo Duniyo Ismaacil ayaa cabdin good aad uga baxsaday qaabka heesta.

HALKAN HOOSE KA DAAWO







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment