Bulsha:- Inkatoo ay jiraan calaamado muujinaya in kalgaceylkii labada lamaane uu dhaamad ku dhaw yahay ayna jirto dhibaato xoogan oo ugu dambeyn keeni karta furiin .
Hadaba wacdaraha.com ayaa ku sheegeysa in arimahaas ay ugu horeeyaan iyadoo labada lamaane waayaan amateetkii ay isu hayeen ee ku aadanaa is weydaarsiga dhoola cadeynta iyo qosolka
1- in daaqadda uu ka baxay is weydaarsigii qosolka iyo dhoolacadeynta taasina waxa ay muujineysaa in labada dhinac isu aabo yeeleyn oo aysan dan iska laheyn tanina waa biloowga dhamaadka jaceylka
2- In uu dib u gurto isu hiloowtinaakii labada lamaane , xariirka nolosha dhadhan malaha haddii labada dhinac isu xiiseyn xittaa haddii saacado yar ay kala foogaadaan .
3- Is fahm la`aan timid iyo aragtida oo kala duwanaanta iyo waliba hoos u dhac ku yimaado tirada sameynta kulanka naxariista iyadoo haddii kulankaas usan ka horeyn dareen is fahan uusan laheyn dhandhan .
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment