Waano Iyo Fariin Muhiim Ah Oo Kusocota Dhalinta Xiligaan Jirta Ee Siigeesata.

Bulsha:- walayal waxan wata wano kuna socota dhalinyarada siigeesata anika hadi an idin waramo waxan hada jiraa 19 sano wan siigesan jiray ila 17 wixi ka dambeyay ila malinkan biyahah isku arkay lakin muda hada laga joogo laba sano cml ma anan siigesan lakin wan riyoodaa.

 halki isbuuc ama labadi isbuucba hal haben an sedex mar ama laba mar biya baxa janwao ahan runtii markan iska dhaafay seegada cafimadkega iyo kacsigeka iyo dhaq dhaqeyga xubnaha wax wayn ban ka daremay o cafimad ah marki hore waxan jecla in la iriix riixo lafa xanun lafaha marka istagayo we i daadanayan yacni qabababac aya ka yeeri jirtay dhabarka lafaha dham inta xibno o kala bax leh we i xanuni jirtay in an jucsado ayan jecla.

 lakin mudan labadan sana ah o an xooga saaray kana dhaartay in an siigesto gacanteyda biya isaga keeno xita waxan daremay in u guskega korayo yacni usi wenaanayo wuuna dhidida markan riyada ku biya runtina biya badan aya ika baxa habenkan riyoodo subixiina caafimad mooye wax dhib ah an isku arko ma jirin waxaba ikaro darxad iyo ninka fax fax ah ayan noqda markan siigesan jirayneh waxan is dhahi jiray markan le bes wax maka dhibeso guskan in at ku biyo baxdo u kugu yaala runti wan arkay malin an siigestay 4 mar marka shanaad o an biyo dham iska waayay hadane wan ogahay dad in ay jiran o ay sas cml ku dhacday kow iyo laba ma ahan. 

siigado wa cafimad daro wa dhib iyo rafaat iyo murugo tiiranyo leh qofkasto hadi an been sheegayo marki ad siigasato o ad biya baxdo ma shaleysa o inta murug ah aya ku qabata? siigada wa la iska dayn karaa HADII AD DOONEYSID IN AT SIIGADA ILOOWID AMA ISKA DEYSID RAAC WADADAAN WAN HUBA IN AY TAHAY WADA DHAB AH O GUUL LAGU GAARO.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment