Ugaara Ragga :Aqriso Astaamaha ay Jecelyihiin Dumarka Quraxda Badan in ay Ku Arkaan Wiilasha.(Maledahay Astamahan)

Bulsha:-  Gabdhaha ayaa lasheegay inay aad u jecel yihiin xilyada ay la kulmaan wiilasha kuwa keena qosolka, indhaha gabdhaha ayaa soo jiitaan qosolka iyo kaftanka, warbixinta ayaa sheegtay in gabdhaha qaba stres uu si sahal ah ug bixi karo hadii ey haleen wiil ka qoslisiiya ama madadaaliya.

 

Halkaan ka Daawo Muuqalka


_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment