Qaabkaan u kici daraynka Lamaanahaada waxaad arki doontaa isagoo kacsi dartiis hawada isku shareeray

Bulsha:-  Gabadh Yahay Qaabkani adeegso si dareemaha ninkaaga aad u kiciso wax yar kadib waxad arki isagoo kacsi hawada isku shareeray…

Inta badan haweenka ayaa dadaal u gala siddii ay ugu guulaysan lahaayeen kicinta dareemaha ninkooga marka lagu jiro wasmada Xariirka lamaane ee sariirta ayaa u baahan dib u cusbooneysiin si xiisaha labada dhinac uu u noqdo mid sareeya , waxa ayna haatan Heegan24.net ku siineysaa habab baashaal ah oo ka caawineysa kicinta odayga.

Muuqaalkaada : ninka aad ayay dareemihiisa ugu nugul yihiin haweeneyda daryeesha quruxdeeda iyo nadaafadeeda , ka hor kulanka waxaad xoogga saartaa hagaajinta muuqaalkaada waliba u xero dhar ka yeelaya mid u fara qaniinsada kulanka. Hadalka : waxa uu ka mid yahay waxa yaabaha ninka dhalaaliya , ka hor kulanka u sheeg wax yaabaha ku kicinaya iyo wax yaabaha isaga uu u baahan yahay.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment