Bulsha:- Qaabka Ugu Fudud Ee Looga Dhargi Karo wasmada xalaasha ah …halkan ka akhriso…Waxaa muhiim ah in labada lamaane niyad ahaan iyo jir ahaan degan yihiin oo uusan jirin wax daal ah taasi waxa ay keeneysa in si macaan loogu raaxeysto baashaalka iyo galmada.
Jirka oo daalan lama helayo wax raaxo ah , waxana muhiim ah in istimtaacu dhaco iyadoo jirka fir-fircooni leeyahay oo uusan daalneyn nooc waliba ha ahaadee daalkasi.
Meesha baashaaalka ka bilaabanayo labada lamane ayaa waxa haboon in uu diyaar u yahay baashaalkasi isla markaana jirin wax wiiqaya in raaxo macaan ay helaan,
Waxaa muhiim ah in labada lamaane niyad ahaan iyo jir ahaan degan yihiin oo uusan jirin wax daal ah taasi waxa ay keeneysa in si macaan loogu raaxeysto baashaalka iyo galmada.
Jirka oo daalan lama helayo wax raaxo ah oo ka timaada wasmada macaanka badan , waxana muhiim ah in istimtaacu dhaco iyadoo jirka fir-fircooni leeyahay oo uusan daalneyn nooc waliba ha ahaadee daalkasi.
Goobta baashaaalka ka bilaabanayo labada lamane ayaa waxa haboon in uu diyaar u yahay baashaalkasi isla markaana jirin wax wiiqaya in raaxo macaan ay helaan
60% Raaxada baashalka ayaa ku bilaabaneysa hadalo jilicsan , dhunkashado iyo istiimin jirka intiisa kale iyo dhaq-dhaqaaqyada kale ee keena in dareenka kaco raaxana la dareemo.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment