Maxaa Keena In Xiniyaha Ninka Hoos U Dheeraadaan, Saamayn Se Maku Yeelataa Raganimadiisa??

Bulsha:- Shaqooyinka eebbe ugu talagalay qooraha waxaa ugu muhiimsan in ay xifidyaan heerkulka xaniinyaha waana in 2 degree uu mar waliba ka hooseeyo heerkulka jirka qeybihiisa kale.

-Qooraha waxuuu ku saacidaa xaniinyaha in aysan qiyaastaas aysan ka badan kana yaraan haddii kale waxaa dhaawac gaarayo unugyada sameeyo shahwada oo qofka madhalays ayuu noqonayaa.

-Waxuu qooraha uu dheeraadaa oo kala fidaa haddii kuleelka uu bato si xaniinyaha kulelka ay dareemeen loogu faafiyo qeybaha kale ee samaysmay markii qooraha ay fideen.

-Waxyaabaha kale oo dheereeyo qooraha ayaa waxaa ka mid ah in la jiidjiido taasoo ragga qaar caado u ah.

-Haddii qabow uu yimaado, qooraha way isu soo aruuraan oo caloosha dhinaceeda ayay qandhac ka soo raadiyaan.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment