Gabdhaha ma u BIYA BAXAAN Sida Ragga + Hadalka Jamaad Xasan oo SIR culus kashiftay

Bulsha:- Ragga iyo haweenka ayaa labada mararka qaar ku riyooda riyo galmeed ah in ay galmo sameeynayaan ,Ragga iyo haweenka ayaa labadaba ku biyo baxa riyadaas iyadoo marka ka dibna toosa .

Riyo galmeedka ayaa waxaa ku sawirmaya adiga oo ku jira raaxada dhabta waadna ku biyo baxeyasa,iyadoo tani
dhib ku dhameen midda rasmiga ah.

Mid ka mid aqristayaasheena ayaa su’aal ay na soo weydiisay ku sheegtay in ay dooneyso in ay ogaato sababta haweenka riyada ugu biyo baxaan maadaama kintrka wax xan xanteeya uusan jirin halka ragga marka ay riyada ku biyo baxayaan la ogsoon yahay in gacanta ku qabsadaan malabyarowgoda .







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment