Bulsha:- Nimcaan Hilaac Oo Hees Jacayl ah u Qaaday Xaaskiisa Cusub Xafladii Meherkooga Heestan Oo indhaha Somalida Soo Jiidatay Waa Hees Dareen Gaar ah Wadata Kuguna abuuraysa jaceyl.
Heestan ayaa ah mid ka yaabisay abwaanin somaliyeed kadib markii nimcaan hilaac si aan caadi ahayn uu ugu luuqeeyay codkiisa dahabiga ah heestani waxa uu si gaar ah ugu amaanayay xaaskiisa ayaan shariif ee meherkoogu shalay dhacay
Riix Halkan Oo Ka Daawo Heest Jacaylka Nimcaan Hilaac

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment