Daawo: Salman Khan Oo Film Jacayl Ah Ku Duubi Doona Dalka Djabouti Iyo Somali Ka Dhex Muuqan Doonta Filmkaasi Dowlada Djibouti Oo Saxeexday Heshiiska Maanta

Bulsha:- Salman Khan Oo Film Jacayl Ah Ku Duubi Doona Dalka Djabouti Iyo Somali Ka Dhex Muuqan Doonta Filmkaasi Dowlada Djibouti Oo Saxeexday Heshiiska Maanta.

Actorka Caanka Ah Ee Salman Khan Ayaa Filmkiisa African Love History Ku duubi Doona Wadamada ay ugu horayso Djibouti iyo South Africa Wajikga Kowaad Ee FilMKANI Oo bilaabmi Doona Maalinta khamiista ah halkan ka daawo sida heshiisku udhacay

Riix Halkan Oo Daawo Salman iyo Djibouti Heshiiska






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment