Bulsha:- Xidigada Codka Macaan Yurub Geenyo Ayaa Noqotay Fanaanadda Ugu Sadaqada Badan Fanaaniinta Somaliland Sida Ku Cad Cod Bixinta Taageerayaasha Fanka ee Magaalo Qura Kula Sugan Tiro Fanaaniin ah
Barnaamij Sanadle ah ee Ka Baxa Telefishinka Qaranka Somaliland Ayaa Lagu Soo Bandhigay Cod Bixin Laga Qaaday Tiro taageerayaal ah oo aad u Xiiseeya Fanaaniinta Ku Sugan Deeganada Maamulka Somaliland
HALKAAN RIIX OO DAAWO

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment