Bulsha:- Magaalada Antaliya ee dalka Turkiga waxaa ka furmay Bardhig-Ganacsiyeed Caalami ah oo ay ka soo qaybgaleen in ka badan 50 dawladood. Carwadan waxaa furay Madaxweynaha dalka Turkiga Rajeb Tayyip Erdogan. Bulsha.com
Dawladaha ka qayb galay waxaa ka mida dalka Somaliya, waxaana halkaas ku sugan wefti uu horkacayo Wasiirka Ganacsiga iyo Wershedaha ee Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment