Daawo Sawirada” Arooskii ugu mucjisada badnaa Adduunka oo ka dhacay dalka Mareykanka

Bulsha:- Arooskaani ayaa waxa uu kaalimaha hore ka galay aroosyada ugu cajiibka badan ee dunida ka dhacay kadib markii lamaanaha uu arooska u dhexeeyo isla talantaaliyeen riwaayad yar oo ay uga qoslinayeen dadkii soo xaadiray arooska.

Arooskaani oo ahaa mid si heer sare loo soo agaasimay ayaa waxa uu ka dhacay dalka Mareykanka gaar ahaan Los Angeles waxaana ka qeybgalay boqolaal ruux oo ay ku jireen Masuuliyiin ka soctay Xisbiyada dalkaasi.

Ninka arooska ayaa la sheegay inuu kamid yahay jilaayaasha dalkaasi gaar ahaan kuwa jila sixirka iyo wixii la halmaala.

Sixirowga wuxuu iska dhigayaa qof qoob ka ciyaar sameynaya hadana habka uu wax u wado maaha wax bini’aadam sameyn karo.












_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment