Arag: 27-sano jir Qorsheeyay Guurka Haweeney 70-sano & Ceebta ka raacday+uur..

Bulsha:-   27-sano jiraan u dhashay dalka Uganda oo lagu magacaabo Steven Tikubuwana ayaa hada qorsheynaya inuu guursado Haweeney da’deeda ay tahay 70, laguna magacaabo Zaituni Nakanda.

Sida lagu qoray Wargeys Sunday Vision la yiraahdo oo ka soo baxa Uganda ayaa dhici doona horaanta sanadka soo socda,,wuxuunka Mr Tikubuwana sheega inuu arooska noqon doona mid Qatar ah.

Wiilkaan da’da yar ee Haweeneydaan da’da ah ayaa mudo kuwada noolaa Kyungu,waliba Hal Qof oo ay lahayd Zaituni.


Wuxuu u sheegay Sunday Vision” Waxaan Lumiyay shaqadeydii,waxaan mudo Labo bilood ahaa guri La’aan,waxayna ugu soo dhaweysay gurigeea markii ugu horeysay.

Wuxuu intaasi raaciyay Mr Steven Tikubuwana in Qoyskiisa iyo saaxiibadii aysan jecleysan xiriirkoodambalse wuxuu ku adkeystay inuusan Hal inji xitaa ka dhaqaaqeyn.

Ninkaan oo geli doonaa guurkiisii Labaad ka dib markii ay kala tageen xaaskiisii hore,wuxuu sheegay in si ka duwan Xaaskiisii hore ula aqal geli doono Haweeneydaan 70-sano jirka ah oo uu ugu yeeray Amaan iyo Daryeel badan.

Hayeeshee,Wiilkaan 27-sano jirka ah ayaa dhalay Wiil iyo Gabar oo da’dooda ay kala tahay 4 iyo 8-sano jir,kuwaasi oo Waalidkiisa kula nool degmada Kabale ee dalkaasi Uganda.

Wiilkaani dhalinyarada ayaa sheegay inaan Waalidkjiisa ka qarin arintaan,balse uu qorsheynayo inuu gurigiisa cusub ku casuumo ka hor arooska.

“Helitaanka Nin waa Mucjiso”, ayay Tiri Mrs Zaituni.

DhinaceedA,Mrs Zaituni,oo hada dhinac ka taagan Saaxiibkeeda da’da yar ayaa soo doobeyneysay tan iyo 1993,markii ninkeedii hore kala tageen.









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment