Bulsha:- Haweenka aad bay neceb yihiin ninkooda inuu naag kale guursado dabeecad ahaan, laakin qaar waxaa jira caadi ay la tahay haddii ninkooda naag kale guursado Sida Haweeneyda Geesiyada ah ee Muno Farax Lagu Magacaabo oo kale
Muno Faarax Waa haweeney Raaliyo ah Isla Markaana aamin san In Ninka uu Ilaah u Baneeyay Afar Xaas Sida Ku Cad Fariintaan facebook ay Soo dhigtay Saane Way Dhacdaa Kawarama
si kastaba guurku waa mas’uuliyad ninka iyo naagta ka dhexaysa qofka naag kala guursanaya diinta way u oggoshahay laakin waxaa laga rabaa waajibaadka la saaray inuu ka soo baxo
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment