Bulsha:- Fanaan Soomaaliyeed oo Caan ah Ayaa Qabsaday Dhagaha Shacabka Soomaaliyeed ee Ku Nool Dalka South Africa Waxaana aaad Loo Daawadaa Heesaha uu Ku Luuqeeyo Fanaankaasi
Fanaanka Abduqaadir Shik-Shik Ayaa Heesihiisa Si Saa’id ah Looga Daawadaa Goobaha Bulshada Isugu Yimaadaan ee Ku Kala yaala Magaalooyinka Ugu Waa weyn Dalkaasi Sida uu Soo Cadeeyay Barnaamijka Qiimeynta Fanka Soomaaliyeed ee Qurbaha
Koox Wariyaal oo aad Dhanka Fanka Ugu Taba-baran Ayaa Soo Helay Isbuucaan In Soomaalida Ku Nool Dalkaasi Ay aad u Daawadaan Heesaha Banaadiriga ah uu Ku Luuqeeyo Fanaankaasi
”Runtii Fanka Ma Daawan Jirin Mana Dhagaysan Jirin Balse Sanadahaan Waxaan aad u daawadaa Hees Jaceyl ah oo Lagu Magacaabo ”Hashiis” Waxaa Heestaasi Ku Luuqeeya Xidiga Abduqaadir Shik-shik Ayuu Yiri Ganacsade Abdullahi Xaaji Abuukar oo La Hadlayay Barnaamijka Qiimeynta Fanka Soomaaliyeed ee Qurbaha
HALKAAN KA DAAWO HEESTA
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment