Bulsha:- Waxaa jira calaamado dhowr ah oo kuu muujin kara in xariirkaada Jaceyl aheyn mid wacan kuna socda fashil, waxa ayna shabakada xayaati kuula talineysaa in haddii aad arimahaan aragto in aad foojignaan yeelatid
1- Haddii aad dareemeyso cidlo xilli lamaanahaaga nolosha uu kula joogo
2- Haddii aad dareemeyso in aad tahay qof aan la jecleyn
3- In aad dareemeyso in xariirkiina uu ku sii dhacayo god ayna suura gal tahay in sabab waliba uu u soo dhamaan karo .
4- In aad weyso dareemaha kalsooni iyo xasilooni .
5- In aad farxad dareemeyso iyadoo lamaanahaaga nolosha kula joogin ( Nafis dareemeyso)

7- In aadan dareemin farxad marka aad wada hadleysaan .
8 – Shaki joogto ah .
9- Tix gilin la`aan
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment